HomeWararWasiir Islow iyo James Swan oo ka wada hadlay amniga Doorashada Dalka

Wasiir Islow iyo James Swan oo ka wada hadlay amniga Doorashada Dalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa Maanta kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee u qaabilsan Soomaaliya James Swan. Kulanka u dhexeeyay Wasiir Islow iyo Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo wada-shaqeynta ka dhxeeysa labada dhinac. Sidoo kale Wasiirka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa Maanta kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee u qaabilsan Soomaaliya James Swan.

Kulanka u dhexeeyay Wasiir Islow iyo Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo wada-shaqeynta ka dhxeeysa labada dhinac.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya iyo James Swan ayaa ka wada hadlay u diyaar garoowga sugidda amniga Arrimaha Doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan dhamaadka sanadkaan 2020/2021.

“Waxaan maanta kulan la yeeshay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay James Swan oo aynu ka wadahadalnay xaaladda dalka, Wada-shaqeynta labada dhinac iyo u diyaargarowga sugidda Amniga Xilliga Doorashooyinka” ayuu yiqi Wasiir Islow.

Dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka socda diyaar garoow ku aadan sidii ay u dhici laheyd Doorashada Madaxtinimada dalka, isla markaana Ra’iisul Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay in la qaban doono Doorasho nabad ah.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts