HomeWararMadaxweynaha Galmudug oo baaq u diray Shacabka ku nool magaalada Cadaado

Madaxweynaha Galmudug oo baaq u diray Shacabka ku nool magaalada Cadaado

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxeynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaarie Qoor-qoor ayaa ka hadlay xaaladda caafimaad ee magaalaa Cadaado iyo sido kale wararka sheegaya in ay dhowr qof Corona ugu geeriyeen gudaha Cadaado. Kadib kadib markii uu shalay gaaray halkaas ayuu ka hadlay u jeedada safarkiisa isaga oo tilmamaay in uu la xiriiro socdaalkiisu ogaashaha xaaladda caafimaad iyo mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxeynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaarie Qoor-qoor ayaa ka hadlay xaaladda caafimaad ee magaalaa Cadaado iyo sido kale wararka sheegaya in ay dhowr qof Corona ugu geeriyeen gudaha Cadaado.

Kadib kadib markii uu shalay gaaray halkaas ayuu ka hadlay u jeedada safarkiisa isaga oo tilmamaay in uu la xiriiro socdaalkiisu ogaashaha xaaladda caafimaad iyo mid shaqo,waxaana uu tilmaamay in wax badan laga qaban doono xaaladaha caafimaad ee ka jira Cadaado iyo deegaanada hoos taga.

- Advertisement -

Dadka shacabka ah ayuu ugu baaqay in ay ka waantoobaan wax kasta oo u keeni kara dhibaato caafimaad maadaama Corona uu ka dilaacay Cadaado waxaana uu sheegay in loo baahanyahay in aan la dhayeelsan.

Maamulka Galmudug ayuu tilmaamay Qoor qoor in uu kala hadlay dowladda sidii qalab caafimaad loo gaarsiin lahaa Cadooda isla markaana ay geysay hase’ahaate dadkuna ay tahay in ay qaataan kaalintooda.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa safarkiisii ugu horeeyay ku tegay magaalada Cadaado tan iyo doorashadiisii waxaana uu inta uu ku suganyahay uu kulamo la qaadan doonaa maamulada iyo bulshada magaalada Cadaado.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts