HomeCaalamkaMadaxweynaha Mareykanka oo fariin hanjabaad diray

Madaxweynaha Mareykanka oo fariin hanjabaad diray

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump, ayaa ku hanjabay inuu Shir waynaha xisbiga Jamhuuriga wax ka badeli doono haddii ay sii socdaan tallaabooyinka lagu xadidayo isu imaadka bulshada. Munaasaddan ayaa lagu waday inay ka dhacdo Waqooyiga Carolina 24-27-ka bisha Agoosto. Maaintii Isniinta ahayd, madaxweyne Trump ayaa sheegay inuu xaruntaas shir weynaha ka badeli doono haddii aanan […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump, ayaa ku hanjabay inuu Shir waynaha xisbiga Jamhuuriga wax ka badeli doono haddii ay sii socdaan tallaabooyinka lagu xadidayo isu imaadka bulshada.

Munaasaddan ayaa lagu waday inay ka dhacdo Waqooyiga Carolina 24-27-ka bisha Agoosto.

- Advertisement -

Maaintii Isniinta ahayd, madaxweyne Trump ayaa sheegay inuu xaruntaas shir weynaha ka badeli doono haddii aanan la ballan-qaadin in “tirada dadka halkaas loogu tala galay la buuxin”

Ku dhawaad 100,000 oo qof ayaa dalka Maraykanka ugu dhintay cudurka corona, gobolada qaar ayaa qaaday tallaabooyin adag oo lagula tacaalayo faafidda fayraska.

Mr Trump ayaa Isniintii bartiisa Twitteer-ka ku qoray in barasaabka Waqooyiga Carolina Roy Cooper oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga uu weli “ gobolkiisa saarantahay xayiraad taasi oo carqaladayn karta munaasaddan lagu waday inay halkaas ka dhacdo”.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories