HomeCaalamkaDad falastiiniyiin ah oo la laayay iyo faah faahin laga helay

Dad falastiiniyiin ah oo la laayay iyo faah faahin laga helay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasaaradda Caafimaadka Falastiin ayaa sheegtay in wiil dhalinyaro ah oo reer Falastiin ah ay dileen Ciidamada Israa’iil oo ku sugnaa meel u dhow tuulada Nab Saalax (waqooyiga Ramallah) oo ku taal Daanta Galbeed. Sida  sida lagu daabacay Wakaaladda wararka Anaadool Ciidamada Israa’iil wayaa Rasaas ku furay dhalinyarada reer Falastiin, iyag oo ku andacoonaya in ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka Falastiin ayaa sheegtay in wiil dhalinyaro ah oo reer Falastiin ah ay dileen Ciidamada Israa’iil oo ku sugnaa meel u dhow tuulada Nab Saalax (waqooyiga Ramallah) oo ku taal Daanta Galbeed.

Sida  sida lagu daabacay Wakaaladda wararka Anaadool Ciidamada Israa’iil wayaa Rasaas ku furay dhalinyarada reer Falastiin, iyag oo ku andacoonaya in ay isku dayayeen in ay fuliyaan weerar  ka dhan ah askarta Israa’il oo meesha ku lahaa bar kontorool.

- Advertisement -

Falka dilka ah ka dib Ciidamada Yahuuda ayaa kordhiyay Ciidamadoodii ku sugnaa  goobtii ay wax ka dheceen, intaasi ka dib iska hor imaad ayaa ka dhex qarxay dhalinyarada reer Falastiin iyo ciidamada Ciidamada Yahuuda, waxaana halkaasi markale ka dhacay dhimasho iyo dhaawac.

Wakaaladda Anaadool Agency oo soo xiganaysa Ilo wareedyo maxalli ah ayaa sheegtay in ay jiraan dadkale oo ay halkaasi ku dileen Ciidamada Israa’iil wallow ana tiradooda la xaqiijin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts