HomeWararTaliye Odawaa oo booqday Ciidamo hubeysan oo tababar u socdo

Taliye Odawaa oo booqday Ciidamo hubeysan oo tababar u socdo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka General Odawaa Yuusuf Raage oo shalay gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka  Galmudug ayaa kormeer ku tegay Dugsiga har-qaboobe ee Guriceel oo ka mid ah Xeryaha tababarka Qaybta 21-aad. Dugsiyaas ayaa waxaa in muddo ah uu tababar uga socday Ciidamo Cusub oo loo diyaarinayo howlgal ka dhan ah Al-shabaab oo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka General Odawaa Yuusuf Raage oo shalay gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka  Galmudug ayaa kormeer ku tegay Dugsiga har-qaboobe ee Guriceel oo ka mid ah Xeryaha tababarka Qaybta 21-aad.

Dugsiyaas ayaa waxaa in muddo ah uu tababar uga socday Ciidamo Cusub oo loo diyaarinayo howlgal ka dhan ah Al-shabaab oo ay ka fulin doonaan deegaanada ay shabaab kaga sugan yihiin Galmudug.

- Advertisement -

Taliyaha Qaybta 21-aad Gen. Qooje, Taliye ku-xigeenka qeybta iyo Taliyaha Dugsiga ayaa warbixin ka siiyay xaalada Ciidamada xeradan ku jira, Taliyaha Xoogga iyagoo tilmaamey in lagu guulestay kasoo gudbida marxalado adag oo Ciidamadan lagu diyaarinayay.

Taliyaha Xoogga Gen: Odawaa Yuusuf Raage ayaa Ciidamada Dugsigan kujira iyo Saraakiishooda kula dardarmaay inay si toos ah u gutaan waajibaadkoosha shaqo, isla markaana ay ka faa’iideystan tababarka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts