HomeWararDuqeyn Cusub oo ka dhacday Sh/Hoose iyo DFS oo War kasoo saartay

Duqeyn Cusub oo ka dhacday Sh/Hoose iyo DFS oo War kasoo saartay

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Ciidaanka Kumaandooska Soomaaliya oo kaashanaysa Ciidanka Taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika ee loo yaqaano Africom ayaa duqeyn diyaaradeed saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose.

Qoraal lagu daabacay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa waxaa lagu sheegay in duqeynta ay sigaar ah uga dhacday nawaaxiga Magaalada Kuunyo Barrow, waxaana lagu dilay laba xubnood oo ka tirsan Al-shabaab.

- Advertisement -

“Dowladda Federaalka iyo bahwadaageeda Mareynkanka ayaa si aad uga taxadara ilaalinta waxyeello soo gaarta dadka rayidka ah inta lagu gudajiro duqeymaha habeysan, Hubintii la sammeeyey ayaa lagu ogaaday in duqeynta dhacday aysan jirin cid shacab ah oo ku dhimatay ama ku ku dhaawacantay” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay dowladda.

Ciidanka dowladda Federaalka iyo Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa dhowr jeer duqeymo diyaaradeed ka fuliyay deegaano ka tirsan Gobolada dalka Soomaaliya, kuwaasi oo qaarkood la sheegay in lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab, iyadoona ay xusid mudan tahay in duqeymaha qaarna lagu dilay dad shacab ah oo aan waxba galabsan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories