HomeWararDEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

DEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka Idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso magaalada Gaalkacyo ayaa ku waramaya in goordhow halkaas uu ka dhacay qarax iyada oo warar kala duwana ay kasoo baxayaan. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay dhinaca Waqooyi ee magaalada Gaalkacyo meel ku dhow xarunta gobolka oo ku taalla nawaaxiga Madaxtooyada waxaana la sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso magaalada Gaalkacyo ayaa ku waramaya in goordhow halkaas uu ka dhacay qarax iyada oo warar kala duwana ay kasoo baxayaan.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay dhinaca Waqooyi ee magaalada Gaalkacyo meel ku dhow xarunta gobolka oo ku taalla nawaaxiga Madaxtooyada waxaana la sheegay in lala eegtay guddoomiyhii gobolka Mudug ee Puntland n kasta oo aan la helin war intaas dhaafsiisan.

- Advertisement -

Xaaladda goobta ayaa haatan kacsan waxaana gaaray ciidamo ka tirsan kuwa Puntland oo halkaas ka wada howlgal lagu badbaadinayo dadkii wax ku nqoday.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts