HomeWararWabiga Shabeelle oo Dad ku qaaday Magaalada Baladweyne

Wabiga Shabeelle oo Dad ku qaaday Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in fatahaada Biyaha Wabiga Shabeelle uu qaaday dad ku sugnaa halkaas, kuwaasi oo qaarkood lasoo badbaadiyay. Dad ku sugan Baladweyne ayaa soo sheegaya in biyaha Webiga saacadihii lasoo dhaafay uu qaaday 10 ruux oo ku sugnaa Xaafadda Buundo Koowaad ee isku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in fatahaada Biyaha Wabiga Shabeelle uu qaaday dad ku sugnaa halkaas, kuwaasi oo qaarkood lasoo badbaadiyay.

Dad ku sugan Baladweyne ayaa soo sheegaya in biyaha Webiga saacadihii lasoo dhaafay uu qaaday 10 ruux oo ku sugnaa Xaafadda Buundo Koowaad ee isku xirta Baladweyne iyo deegaanka Ceel-jaale, waxaana lasoo badbaadiyay 8 qof.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la tilmaamay in Biyaha webiga weli lagu la’yay Nolol iyo geeri 2 ruux, hayeeshee waxaa socda Gurmad xoogan oo loogu  jiro sidii loo heli lahaa dadkaas, waxaana lagu raadinayaan doomo.

Dhinaca kale Xaafadaha qaar ee Magaalada Baladweyne ayaa waxaa xilligaan ku go’doonsan dad farabadan oo uu saameeyey fatahaada Wabiga Shabeelle, kuwaas oo xaafadahooda kasoo bixi waayay.

Inta badan Xaafadaha Baladweyne ayaa waxa buux dhaafiyey Biyaha kasoo baxay Wabiga ee fatahaada ah, waxaana taasi ay sababtay in dadka qaarkood ay Magaalada ka bixi waayaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts