HomeWararMasuuliyiin ka tirsan Hirshabelle oo baaq u diray dowladda Somalia

Masuuliyiin ka tirsan Hirshabelle oo baaq u diray dowladda Somalia

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan maamulka Hirshabelle oo sir jiraa’iid ku qabtay magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle ayaa ka hadlay saamaynta ka dhalatay fatahaadda Wbiga Shabelle uu ka geystay deegaano ka tirsan maamulkaas. Xubnahaan ka tirsan labada gole ee Hirshabelle ayaa ku baaqay in wax laga qabto fatahaadda Webiga Shabelle uu ka geystay magaalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan maamulka Hirshabelle oo sir jiraa’iid ku qabtay magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle ayaa ka hadlay saamaynta ka dhalatay fatahaadda Wbiga Shabelle uu ka geystay deegaano ka tirsan maamulkaas.

Xubnahaan ka tirsan labada gole ee Hirshabelle ayaa ku baaqay in wax laga qabto fatahaadda Webiga Shabelle uu ka geystay magaalada Jowhar iyo tuulooyin kale oo hoos taga kuwaas oo dadkii ku noolaa ay ka barakaceen.

- Advertisement -

Dhinaca kalana mauusliyiintaa ayaa eedeymo u jediyay xildhibaanada dowladda fedraalka ee deegaan doorashadoodu ay tahay Hirshabelle gaar ahaana Jowhar oo ay sheegeen in aysan xil iska saarayn deegaankii laga soo doortay sida ay hadalka u dhigeen.

Webiga Shabelle ayaa sanad kasta fatahaad lixaad leh waxa uu ka geystaa deegaano ka tirsan Hirshabelle haba ugu darnaadaan magaalooyinka Beledweyne iyo Jowhar iyada oo tuulooyin kana uu fatahaad ka sameeyo in kasta oo gurmad la sameeyo hadana ma muuqata qorshe lagu baajinayo fatahaadaha is daba jooga ah ee Webiyada Jubba iyo Shabelle ay geystaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts