HomeWararTirada dadka laga helay COVID-19 ee Puntland oo korortay

Tirada dadka laga helay COVID-19 ee Puntland oo korortay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay in Dad Cusub laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus, kuwaasi oo baaritaano kala duwan lagu sameeyay. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in Cudurka laga baaray  24 qof, isla markaana 8 kamid ah dadkaas laga helay Cudurka, kadib markii laga qaaday dhiicaano, sidaasina […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay in Dad Cusub laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus, kuwaasi oo baaritaano kala duwan lagu sameeyay.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in Cudurka laga baaray  24 qof, isla markaana 8 kamid ah dadkaas laga helay Cudurka, kadib markii laga qaaday dhiicaano, sidaasina lagu ogaaday inay qabaan COVID-19.

- Advertisement -

Dadka qaba Cudurka ayaa 7 kamid ah waxaa ay yihiin Rag, halka qof kalena Dumar ay tahay, kuwaasi oo ku sugan deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal, lana geeyay Xarun Karantiil.

Sidoo kale Qoraalka Wasaaradda ayaa waxaa lagu xusay in qof kamid ah dadkii uu hore ugu dhacay Cudurka Coronavirus ee ku sugan Punttland uu Bogsaday, isla markaana haatan uu wanaagsan yahay.

Tirada guud ee xaaladaha COVID-19 ee deegaanada Maamulka Puntland laga diiwaan geliyay ay noqonayso 98 halka 8 qof ay u geeriyoodeen xanuunka, waxaana ka bogsatay 4 qof.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts