HomeCaalamkaAkhrsio:-Tirada dadka Cudurka COVID-19 ugu geeriyootay Talyaaniga

Akhrsio:-Tirada dadka Cudurka COVID-19 ugu geeriyootay Talyaaniga

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dalka Talyaaniga ayaa noqday dalkii ugu horreeyay ee ka tirdsan Midowga Yurub ee diiwaangeliya in ka badan 30,000 oo ah dhimasho la xiriira cudurka coronavirus. Shalay oo Jimce ahayd waxaa la shaaciyay 243 oo dhimasho cusub ah, halka maalintii ka horreysay ay dalkaasi ku dhinteen 274. Tiradan cusub ayaa tirada guud ee dhimashada cudurkaasi ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dalka Talyaaniga ayaa noqday dalkii ugu horreeyay ee ka tirdsan Midowga Yurub ee diiwaangeliya in ka badan 30,000 oo ah dhimasho la xiriira cudurka coronavirus.

Shalay oo Jimce ahayd waxaa la shaaciyay 243 oo dhimasho cusub ah, halka maalintii ka horreysay ay dalkaasi ku dhinteen 274. Tiradan cusub ayaa tirada guud ee dhimashada cudurkaasi ka dhigeyso 30,201.

- Advertisement -

Tirada maalinlaha ah ee kiisaska cusub ee la xaqiijiyay ayaa wax yar hoos uga dhacday 1,327, taasi oo ka dhigeysa tirada guud ee dadka uu cudurka ku dhacay 217,185 oo oqf.

Xayiraadaha lagu xakamaynayay faafitaanka cudurkani ayaa la billaabay in la khafiifiyo guud ahaan dalkaasi Talyaaniga balse mid ka mid ah dhakhaatiirta dalkaasi ayaa xaaladda magaalada Milaan ku tilmaamay mid halis ah.

Talyaaniga ayaa ah waddanka saddexaad ee ugu sarreysa dhanka dhimashada caalamka oo dhan, waxaana ka sarreeya Mareykanka iyo Ingiriiska.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts