HomeWararWararkii ugu dambeeyay qarax ka dhacay Magaalada Marka

Wararkii ugu dambeeyay qarax ka dhacay Magaalada Marka

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka idacada dalsan ay ka helayso magaalada Marka ee gobolka Shabeelleha hoose ayaa sheegaya in uu ka dhacay qarax Khasaaro geystay waxaana kasoo baxaya faah faahino kala duwan.   Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa Miino nooca dhulka lagu aasa ah isla markaana uu ka dhacay halka loo yaqaan Maxkamaddii hore. Dad joobjoogayaal ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka idacada dalsan ay ka helayso magaalada Marka ee gobolka Shabeelleha hoose ayaa sheegaya in uu ka dhacay qarax Khasaaro geystay waxaana kasoo baxaya faah faahino kala duwan.

 

- Advertisement -

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa Miino nooca dhulka lagu aasa ah isla markaana uu ka dhacay halka loo yaqaan Maxkamaddii hore.

Dad joobjoogayaal ah ayaa dalsan u sheegay in jugta qaraxa laga maqlay xaafado ka tirsan magaalada isla markaana ay dadku muujiyeen cabsi badan.

Inta la xaqiijiyay qaraxaas Miino waxaa ku dhaawacmay hal qof oo Shacab ah waxaana jiray baaritaano ay sameeyeen ciidamada dowladda iyada oo lagusoo qabtay tiro dhalinyara ah oo lagu tuhmayo in ay ka dambeeyaan qaeaxaan ka dhacay magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts