HomeWararSomalia oo ka qeyb gashay Shir uu soo qaban-qaabiyay Midowga Afrika

Somalia oo ka qeyb gashay Shir uu soo qaban-qaabiyay Midowga Afrika

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadik Warfa ayaa maanta hab-ka tooska ah uga qeybgalay Madasha Wasiirrada Shaqada iyo Arrimaha  Bulshada  ee Afrika oo uu soo qabanqaabiyay ururka Midowga Afrika. Ku dhawaad 32 wasiirro iyo wasiir ku-xigeenno, 70 xubnood oo ururrada shaqaalaha iyo loo shaqeeyaasha ka socday ayaa ka qeybgalay. Kullanka ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadik Warfa ayaa maanta hab-ka tooska ah uga qeybgalay Madasha Wasiirrada Shaqada iyo Arrimaha  Bulshada  ee Afrika oo uu soo qabanqaabiyay ururka Midowga Afrika.

Ku dhawaad 32 wasiirro iyo wasiir ku-xigeenno, 70 xubnood oo ururrada shaqaalaha iyo loo shaqeeyaasha ka socday ayaa ka qeybgalay.

- Advertisement -

Kullanka ayaa diiradda lagu saaray istiraatiijiyad wax ku ool ah oo looga jawaabi karo saameynta fayruska safmarka COVID-19 ee ilaalinta shaqaalaha iyo dakhligooda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts