HomeWararQaad si qarsoodi ah loo geliyay Somaliland oo la gubay

Qaad si qarsoodi ah loo geliyay Somaliland oo la gubay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Somaliland ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay kusoo qabteen qaad farabadan oo lagu waday laba gaari, kuwaasi oo si qadsoodi ah loo geliyay Magaalada Hargeysa. Qaadka ay qabteen Ciidanka Booliska ayaa waxaa uu dhamaa 200 oo kilo, waxaana ay sheegeen in qaadka la doonayay in qarsoodi ah looga iibiyo dadka […]

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Somaliland ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay kusoo qabteen qaad farabadan oo lagu waday laba gaari, kuwaasi oo si qadsoodi ah loo geliyay Magaalada Hargeysa.

Qaadka ay qabteen Ciidanka Booliska ayaa waxaa uu dhamaa 200 oo kilo, waxaana ay sheegeen in qaadka la doonayay in qarsoodi ah looga iibiyo dadka shacab ah ee Isticmaala, hayeeshee arrintaas laga hortegay.

- Advertisement -

Intaas kadib Ciidanka ayaa qaadka oo lagu siday laba gaari ah geeyay goob fagaaro ah, kadibna gubay, waxaana goobjoog ka ahaa Saraakiisha ka tirsan Ciidanka Booliska Somaliland.

Guddiga ka hortega faafida Cudurka Coronavirus ee Somaliland ayaa bixiyay amarka lagu gubay qaad gacanta lagu dhigay, iyagoo sheegay in qaadka uu kamid ah waxyaabaha lagu kala qaado Cudurka.

Ugu dambeyn Saraakiisha Ciidanka Booliska ayaa dadka ka gacacsada qaadka uga digay in deegaanada maamulkaas ay soo geliyaan Jaadka, iyagoo xusay in cidii lagu qabto tallaabo laga qaadi doono, maadaama la mamnuucay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories