HomeWararRag hubeysan oo lagu qabtay Muqdisho iyo Taliska Booliska oo ka hadlay

Rag hubeysan oo lagu qabtay Muqdisho iyo Taliska Booliska oo ka hadlay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in shalay gacanta ay ku dhigeen rag hubeysan oo ku dhex jiray  Dad careysan oo banaanbax xoogan ka dhigay Isgoyska Jubba ilaa Taaladda Daljirka daahsoon ee Muqdisho. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Taliyaha Ciidanka Booliska Generaal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidanka Booliska oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in shalay gacanta ay ku dhigeen rag hubeysan oo ku dhex jiray  Dad careysan oo banaanbax xoogan ka dhigay Isgoyska Jubba ilaa Taaladda Daljirka daahsoon ee Muqdisho.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Taliyaha Ciidanka Booliska Generaal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidanka Booliska oo kaashanaya kuwa Nabadsugida ay gacanta ku dhigeen shan Nin oo laba kamid ah ay hubeysnaayeen, kuwaasi oo  dhex jiray Dadkii shacabka ahaa ee Banaanbaxa ka dhigay Degmada Boondheere.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka ayaa waxaa Shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho loogu baaqay inay aad uga feejignaadaan ragga hubeysan ee kusoo dhex dhuumanaya shacabka xiliyada ay cabashada muujinayaan.

Dhinaca kale Taliyaha Booliska Cabdi Xasan Xijaar ayaa tacsi u diray qoysaska labadii ruux ee shacabka ahaa oo habeen kahor lagu dilay Isgoyska Jubba ee Muqdisho, waxaana falkaas ka dambeeyay Askari ka tirsan Ciidanka dowladda oo la xiray.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Xafiiks  Taliska Ciidanka Booliska.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts