HomeWararSheekh Shariif oo mar labaad ka hadlay Bandowga saaran Muqdisho

Sheekh Shariif oo mar labaad ka hadlay Bandowga saaran Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa waxaa uu ka hadlay Dil  xalay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska uu  Isgoyska Jubba ugu geystay laba ruux oo shacab ah. Sheekh Shariif ayaa Cambaareeyay falkii xalay lagu dilay dadkii shacabka ahaa, kuwaasi oo uu si bareer ah u dilay Askari Booliska, waxaana Shariif falkaas uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa waxaa uu ka hadlay Dil  xalay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska uu  Isgoyska Jubba ugu geystay laba ruux oo shacab ah.

Sheekh Shariif ayaa Cambaareeyay falkii xalay lagu dilay dadkii shacabka ahaa, kuwaasi oo uu si bareer ah u dilay Askari Booliska, waxaana Shariif falkaas uu ku tilmaamay mid sharci darro ah.

- Advertisement -

Waxaa uu Sheekh Shariif ku baaqay in sharciga la horgeeyo Askarigii ka dambeeyay falkaas iyo cidii amartayba, si cadaalada loo marsiiyo.

Dhinaca kale Madaxeynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh Axmed ayaa waxaa uu mar labaad uu ku celiyay in Badowga habeenkii ah ee saaran Caasimadda uu culeys ku yahay dadka Muqdisho, iyadoo horey ay shacabka ugu xirnaayeen Waddooyinka.

Isaga oo sii hadlaayay ayuu ku taliyay  in Bandowga saaran Muqdisho dib loo dhigo, isla markaana Bandowga la geeyo 9:00 PM ilaa 10:00 PM habeennino.

- Advertisement -

“Marka labaad waxaan horey uga dignay in waqtiga bandowga  uu culees ku yahay dadka Muqdisho oo horey ugu dhibanaa wadooyinka laga xirey, innaga oo ku talinay in ilaa 9:00 PM ilaa 10:00 PM habeennino dib loo dhigo bandowga, waxaana markale ku baaqaynaa in xilligaas laga dhigo maadaama aan aragno dhibaatada ka dhalatay waqtigii hore” ayuu yiri Sheekh Shariif.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts