HomeWararDowladda oo soo Bandhigtay Askarigii xalay dilka ka geystay Muqdisho

Dowladda oo soo Bandhigtay Askarigii xalay dilka ka geystay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo Bandhigay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska oo xalay laba ruux oo shacab ah ku dilay agagaarka Isgoyska Jubba ee Magaalada Muqdisho. Askariga dilka geystay ayaa lagu magacaabaa Xasan Aadan Xasan oo 24 jir ahna D/Le Booliis, kaasi oo xalay Wiil iyo gabar si bareer ugu dilay agagaarka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo Bandhigay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska oo xalay laba ruux oo shacab ah ku dilay agagaarka Isgoyska Jubba ee Magaalada Muqdisho.

Askariga dilka geystay ayaa lagu magacaabaa Xasan Aadan Xasan oo 24 jir ahna D/Le Booliis, kaasi oo xalay Wiil iyo gabar si bareer ugu dilay agagaarka Isgoyska Jubba xili ay isku diyaarinayeen inay fuliyaan amarka Bandowga ah ee Muqdisho lagu soo rogay.

- Advertisement -

Sidoo kale Taliska Booliska dowladda ayaa shaaca ka qaaday in Askariga gacanta lagu dhigay lana xiray, isla markaana la horgeyn doono Maxkamad, si loo marsiiyo sharciga, maadaama uu geystay dil bareer ah.

Labada Marxuum ee la dilay ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Madiino Cabdullaahi Cabdi oo 17 jir ah iyo Xasan Cali Cadaawe 24 jir ah, kuwaasi oo u geeriyooday rasaas looga dhuftay qeybaha sare jirka.

Dilka kadib ayaa waxaa Isgoyska Jubba xalay ka dhacay  Banaanbax xoogan oo looga soo horjeedo dilkii loo geystay labada Marxuum, waxaana dadka dhigaayay Banaanbaxa ay gubayeen taayaro waaweyn.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts