HomeWararAkhriso:- Liiska Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu dhawaaqay iyo Siyaasiyiin caan ah...

Akhriso:- Liiska Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu dhawaaqay iyo Siyaasiyiin caan ah oo kasoo muuqday

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa ku dhawaaqay Liiska golihiisa Wasiirada cusub oo sida la saadaalinayay ay kasoo muuqan doonaan siyaasiyiin waaweyn. Liiska golaha Wasiirada ee uu ku dhawaaqay Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka kooban 23-wasiir waxaana ku jira xildhibaano ka tirsan baarlamaanka fedraalka Soomaaliya. Xildhibaanadaas waxaa ka mid ah Xildhibaan Axmed Macalin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa ku dhawaaqay Liiska golihiisa Wasiirada cusub oo sida la saadaalinayay ay kasoo muuqan doonaan siyaasiyiin waaweyn.

Liiska golaha Wasiirada ee uu ku dhawaaqay Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka kooban 23-wasiir waxaana ku jira xildhibaano ka tirsan baarlamaanka fedraalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Xildhibaanadaas waxaa ka mid ah Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo loo magacaabay Wasiirka amniga gudaha,iyo Saabir Nuur Shuuriye oo isna loo magacaabay Wasiirka Dekadaha Galmudug.

Muddooyinkii dambe ayaa aad loo hadal hayay arrintaan haseyeeshee waxaa xusid mudan in Dastuurka KMG ee Soomaaliya uusan qeexeyn in Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ka mid noqon karin golayaasha kala duwan ee maamul gobaleedyada gaar ahaana qabashada xilalka wasiirada maamulada iyada oo heer fedraal ah.

Halkaan Ka Akhriso Liiska

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts