HomeWararXal laga gaaray khilaafkii ka dhashay doorashadii Jubbaland

Xal laga gaaray khilaafkii ka dhashay doorashadii Jubbaland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa lasoo afjaray khilaafkii Siyaasadeed ee ka dhashay doorashadii madaxweynaha iyo tan baarlamaanka Jubbaland oo in mudda ah caqabad aiyaasadeed ku aheyd maamulkaas. Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kulamo is daba joog ah oo muddooyinkii dambe uu la lahaa golaha isbedel doonka Jubbaland ku guuleystay in uu xaliyo tabashooyinkoodii. Heshiiska oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa lasoo afjaray khilaafkii Siyaasadeed ee ka dhashay doorashadii madaxweynaha iyo tan baarlamaanka Jubbaland oo in mudda ah caqabad aiyaasadeed ku aheyd maamulkaas.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kulamo is daba joog ah oo muddooyinkii dambe uu la lahaa golaha isbedel doonka Jubbaland ku guuleystay in uu xaliyo tabashooyinkoodii.

- Advertisement -

Heshiiska oo dhowr qodob ka koobnaa ayaa waxaa lagu cadeeyay kadib markii la gareaaqsaday duruufaha ay ku sugantahay  Jubbaland kadib in la go’aan saday in muranka lasoo gaba gebeeyo.

Xubnaha la heahiiyay madazweynaha Jubbaland ayaa ahaa musharaxiintii diidanaa doorashadii uu kusoo baxay Axmed Madoobe waxaaba ka mid ahaa C/Rashiid Xidig C/naasirSeyraar iyo xubno kale oo qaadacay doorashada.

Halkaan Ka Akhriso Qoraalka

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts