HomeWararMareykanka oo Deeq Caafimaad ku wareejiyay Dowladda Somalia

Mareykanka oo Deeq Caafimaad ku wareejiyay Dowladda Somalia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Deeqdan caafimaad oo  ah deeqdii  ugu horeysay ee nooceeda ah ee ka timid Dowladda Mareykanka ayaa maanta  lagu wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, taasi oo  loogu talagalay in lagula tacaalo xanuunka COVID-19  oo dhibaato ku haya caalamka. 350 sariirood, firaashyo iyo qalab kale oo looga hortagayo xanuunka Coronavirus ee dhibaatada ku haya caalamka ayey ka koobantahay, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Deeqdan caafimaad oo  ah deeqdii  ugu horeysay ee nooceeda ah ee ka timid Dowladda Mareykanka ayaa maanta  lagu wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, taasi oo  loogu talagalay in lagula tacaalo xanuunka COVID-19  oo dhibaato ku haya caalamka.

350 sariirood, firaashyo iyo qalab kale oo looga hortagayo xanuunka Coronavirus ee dhibaatada ku haya caalamka ayey ka koobantahay, taasi oo kaalin weyn ka qaadaneysa xakamenta cudurka, waxaana dowladda Mareykanka ay usoo marisay hey’ada USAID oo ka mid ah hey’adaha caawiya Soomaaliya.

- Advertisement -

Mukhtaar Yuusuf Cirro oo ka mid ah masuuliyiinta hey’adda Mareykanka ee arrimaha gar gaarka oo ku wareejiyay deeqan Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay tahay mid loogu talagalay inay dowladda Soomaaliya kaga hortagto cudurka COVID-19.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Soomaaliya Dr.Fowsiya Abiikar Nuur oo qabaka la wareegtay ayaa uga mahadcelisay hey’adda USAID oo deeqada soo gaarsiisay, waxaana ay tilmaamtay in Wasaaraddu ay ku howlantahay sidii loo xakameyn lahaa xanuunka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts