HomeCaalamkaRW Masar oo ka carooday tallaabo lagu diiday Aska dhaqtar u dhintay...

RW Masar oo ka carooday tallaabo lagu diiday Aska dhaqtar u dhintay COVID-19

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ra’iisul Wasaaraha Masar ayaa waxa uu cambaareeyay koox dad ah oo ku nool tuul dalkaas ku taal kuwaas oo hor istaagay aaska dhakhtarad lagu soo warramayo inay cudurka coronavirus u dhimatay, dadka falkaas ku dhaqaaqay ayaa waxa uu ku tilmaamay “xushmad-laawayaal”. Ra’iisul Wasaaraha “oo ku hadlaya afka dadka Masar” ayaa khadka taleefanka waxa uu ku […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Masar ayaa waxa uu cambaareeyay koox dad ah oo ku nool tuul dalkaas ku taal kuwaas oo hor istaagay aaska dhakhtarad lagu soo warramayo inay cudurka coronavirus u dhimatay, dadka falkaas ku dhaqaaqay ayaa waxa uu ku tilmaamay “xushmad-laawayaal”.

Ra’iisul Wasaaraha “oo ku hadlaya afka dadka Masar” ayaa khadka taleefanka waxa uu ku raaligeliyay Mustafa Madbouly oo ah ninkii qabay haweeneydka geeriyootay, bayaan laga sii daayay warbaahinta qaranka ayaa sidaasi lagu sheegay.

- Advertisement -

Saddex iyo labaatan qof ayaa loo soo xiray arrintaasi ka dhacday deegaanka Shubra el-Bahou ee Nile Delta.

Waxaa la rumaysan yahay inay ka cabsanayeen haddii maydka halkaas lagu aaso ay suuragal tahay in fayraska uu deegaanka ku faafo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories