HomeWararMuwaadin Soomaali ah oo Maanta lagu dilay Gudaha Koonfur Afrika

Muwaadin Soomaali ah oo Maanta lagu dilay Gudaha Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Koox hubeysan oo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa Maanta deegaan ka tirsan dalkaas waxaa ay ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka halkaas kunool. Muwaadinka Soomaaliga ah ee la dilay ayaa dad yaqaanay waxaa ay magaciisa kusoo gaabiyeen Xasan, waxaana dilkiisa uu sigaar ah uga dhacay deegaanka Nelspruit ee Gobolka Mpumalanga ee Koonfur Afrika. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Koox hubeysan oo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa Maanta deegaan ka tirsan dalkaas waxaa ay ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka halkaas kunool.

Muwaadinka Soomaaliga ah ee la dilay ayaa dad yaqaanay waxaa ay magaciisa kusoo gaabiyeen Xasan, waxaana dilkiisa uu sigaar ah uga dhacay deegaanka Nelspruit ee Gobolka Mpumalanga ee Koonfur Afrika.

- Advertisement -

Kooxda burcadda ah ee dilka fulisay ayaa isaga baxsatay goobta, waxaana durbo halkaas gaaray Muwaadiniin Soomaaliyeed oo meydka marxuumka ka qaaday goobta.

Soomaalida ku nool deegaanka Nelspruit ee Gobolka Mpumalanga ee waxa ay sheegeen in Xasan uu ahaa shaqsi kaxeeyn jiray mid kamid ah gaadiidka alaabta lagu wareejiyo ee loo yaqaano delliveriga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts