HomeWararDEG DEG:-Jubbaland oo xaqiijisay kiisaskii ugu horreeyay ee Cudurka Coronavirus

DEG DEG:-Jubbaland oo xaqiijisay kiisaskii ugu horreeyay ee Cudurka Coronavirus

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Labadii kiis ee ugu horreeyay ee Cudurka halista ee Coronavirus Corona Virus ah ayaa laga helay Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubbaland. Wasiirka Arrimaha Gudaha Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish oo ah Guddoomiyaha guddiga ka hortaga Caabuqa Corona Virus ee Jubbaland ayaa Telefishinka ku hadla Afka maamulkaas u sheegay in labo ruux oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Labadii kiis ee ugu horreeyay ee Cudurka halista ee Coronavirus Corona Virus ah ayaa laga helay Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubbaland.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish oo ah Guddoomiyaha guddiga ka hortaga Caabuqa Corona Virus ee Jubbaland ayaa Telefishinka ku hadla Afka maamulkaas u sheegay in labo ruux oo laga helay COVID-19 hadda lagu karantiilay Isbitaalka Magaalada Kismaayo halkaasna lagula tacaalaayo.

- Advertisement -

Labadaan ruux ayaa noqonaaya kuwii ugu horreeyay ee la xaqiijiyay in ay qabaan xanuunka COVID-19 ee ku sugan meel kamid Jubbaland.

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Caawa shaacisay in tirada dadka helay Cudurka COVID-19 ee Soomaaliya gaartay 60 Ruux.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts