HomeWararFaah faahin:-Shil Khasaaro geystay oo ka dhacay Galgaduud

Faah faahin:-Shil Khasaaro geystay oo ka dhacay Galgaduud

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, kaasi oo geystay Khasaaro dhaawacyo ah . Shilkaan ayaa waxaa uu yimid kadib markii ay isku dhaceen gaari nooca dagaalka ah oo ay la socdeen Askar ka tirsan Ciidanka dowladda iyo Mooto Bajaaj, waxaana la sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, kaasi oo geystay Khasaaro dhaawacyo ah .

Shilkaan ayaa waxaa uu yimid kadib markii ay isku dhaceen gaari nooca dagaalka ah oo ay la socdeen Askar ka tirsan Ciidanka dowladda iyo Mooto Bajaaj, waxaana la sheegay in gaariga uu ku socday xawaare sare uuna mar qura jiiray Mootada.

- Advertisement -

Ugu yaraan Saddex ruux oo laba kamid ah ay yihiin haween, halka kan kale uu yahay Darawalka waday Mooto Bajaajta ayaa ku dhaawacmay shirkaas, waxaana goobta tegay dadka deegaanka oo gurmad u sameeyay dadkii waxyeelada soo gaartay.

Dhaawacyada ayaa waxaa la geeyay Xarun Caafimaad oo ku taalla Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, waxaana lagu soo waramayaa in xaaladooda Caafimaad ay wanaagsan tahay.

Deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud ayaa waxaa mararka qaarkood ka dhaca shilal geysta Khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana shilalka inta badan loo sababeeyaa Darawalada oo si xawaare sare ah u wada gaadiidka noocyadiisa kala duwan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts