HomeWararDuqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarun Degmo oo dib u dhis...

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarun Degmo oo dib u dhis lagu sameeyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta oo Axad ah xariga ka jaray xarunta Degmada Shibis oo dib udhis casri ah lagu sameeyay. Munaasabadda xarig jarka ee Xarunta Degmada Shibis ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Maamulka degmadaas iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Banaadir, waxaana Xarigjar kadib uu Cumar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta oo Axad ah xariga ka jaray xarunta Degmada Shibis oo dib udhis casri ah lagu sameeyay.

Munaasabadda xarig jarka ee Xarunta Degmada Shibis ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Maamulka degmadaas iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Banaadir, waxaana Xarigjar kadib uu Cumar Finish kormeeray qeybaha kala duwan ee Xarunta.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kula dardaarmay Shacabka Soomaaliyeed in ay dhaqaala-hooda ku bixiyaan horumarinta Caasimadda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts