HomeWararGuddoomiye deegaan ka tirsan Jubbaland oo Qarax lagu dilay

Guddoomiye deegaan ka tirsan Jubbaland oo Qarax lagu dilay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka Idacadda Dalsan ay ka heleyso deegaanka Raas-kaambooni ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas Qarax ka dhacay lagu dilay Guddoomiyihii deegaankaas. Qaraxa oo ahaa miino nooca dhulka aaso ah ayaa waxaa uu qabsaday gaari uu la socday Guddoomiyihii Raas-kaambooni Cabdullaahi Diiriye xili uu socdaal ku mararay duleedka deegaanka. Dadka deegaanka ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Idacadda Dalsan ay ka heleyso deegaanka Raas-kaambooni ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas Qarax ka dhacay lagu dilay Guddoomiyihii deegaankaas.

Qaraxa oo ahaa miino nooca dhulka aaso ah ayaa waxaa uu qabsaday gaari uu la socday Guddoomiyihii Raas-kaambooni Cabdullaahi Diiriye xili uu socdaal ku mararay duleedka deegaanka.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in qaraxaas uu ku dhintay Guddoomiye Cabdullaahi Diiriye oo muddo ku dhow sagaal sanno Guddoomiye ka ahaa deegaanka Raas-kaambooni oo Magaalada Kismaayo ka xiga dhanka koonfureed.

Ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo kasoo baxay maamulka Jubbaland oo ay uga hadlayaan qaraxa lagu dilay Guddoomiye Diiriye, sidoo kalena ma jirto cid sheegatay Mas’uuliyada qaraxaas, hayeeshee qaraxyada noocaan oo kale ee ka dhaca deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa inta badan sheegta Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts