HomeWararFaah faahin:-Weerar Madaafiic oo Caawa lagu qaaday Xarunta AMISOM ee Xalane

Faah faahin:-Weerar Madaafiic oo Caawa lagu qaaday Xarunta AMISOM ee Xalane

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Jugta madaafiic xoogan oo laga maqlay gudaha Xarunta AMISOM ee xalane iyo nawaaxiga Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Tirro madaafiic ah ayaa la sheegay in Caawa lagu weeraray Xarunta AMISOM ee xalane oo ay ku dhex yaallaan Xafiisyada UN-ka iyo Safaarado dhowr ah. Dadka deegaanka oo la hadlay Idaacada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Jugta madaafiic xoogan oo laga maqlay gudaha Xarunta AMISOM ee xalane iyo nawaaxiga Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Tirro madaafiic ah ayaa la sheegay in Caawa lagu weeraray Xarunta AMISOM ee xalane oo ay ku dhex yaallaan Xafiisyada UN-ka iyo Safaarado dhowr ah.

- Advertisement -

Dadka deegaanka oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay u sheegeen inay maqlayeen Jug xoogan oo madaafiic ah, ayna dareemeen cabsi.

War qoraal ah oo lagu faafiyay Baraha Internet-ka Al-shabaab ayaa waxaa ay ku sheegteen Mas’uuliyada weerarka lagu qaaday Xarunta Xalane.

Sidoo kale Al-shabaab ayaa sheegtay in ilaa iyo 5 madfac lala eegtay Xarunta Xalane ay ku yaallaan xafiisyo dhowr ah, isla markaana uu  jiro Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, in kastoo aan la cadeyn.

- Advertisement -

Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Taliska AMISOM ee Soomaaliya iyo dowladda oo ay hadlayaan weerarkaas la sheegay in lagu qaaday Xarunta AMISOM ee xalane.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts