HomeWararWasiiro ka tirsan Hirshabeelle oo fariin Deg-deg ah loo diray

Wasiiro ka tirsan Hirshabeelle oo fariin Deg-deg ah loo diray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo shalay ku laabtay Magaalada Jowhar ayaa waxaa uu kulan la qaatay labada Golle ee Maamulka Hirshabeelle. Kulanka dhexmaray Madaxweyne Waare iyo xubnaha labada Golle ee Hirshabeelle ayaa waxaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee deegaanada maamulkaas iyo kulamadii Waare uu Muqdisho kula soo qaatay Mas’uuliyiin kala  duwan. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo shalay ku laabtay Magaalada Jowhar ayaa waxaa uu kulan la qaatay labada Golle ee Maamulka Hirshabeelle.

Kulanka dhexmaray Madaxweyne Waare iyo xubnaha labada Golle ee Hirshabeelle ayaa waxaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee deegaanada maamulkaas iyo kulamadii Waare uu Muqdisho kula soo qaatay Mas’uuliyiin kala  duwan.

- Advertisement -

Sidoo kale kulanka ayaa waxaa looga hadlay howlaha shaqo ee horyaalla Baarlamaanka iyo Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo ay kamid tahay ansixinta Miisaaniyada dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee 2020.

Afhayeenka Hirshabeelle Daa’uud Xaaji Ciro oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay kulan Madaxweyne Waare uu Muqdisho kula qaatay hey’addaha deeq bixiyaasha iyo xubno kale.

Afhayeenka ayaa sheegay in Waare hey’addaha deeq bixiyaasha oo uu kala hadlay sidii loo fulin lahaa qorshe Mashruuc oo looga hortagayo Fatahaadaha iyo daadadka iyadoo waayo aragnimo laga qaadanayo Fatahaadihii Sanadkii hore.

- Advertisement -

Ugu dambeyn Wasiirada ka tirsan Hirshabeelle ee ku maqan Muqdisho iyo meelaha kale ayaa lagu amray in ay si deg deg ah ku tegaan Magaalada jowhar, maadama la marayo xili adag lana filayo Meelmarinta Guddiyo Dastuuri ah iyo Doorasho ku dhacda xiligeeda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts