HomeCaalamkaCudurka Corona oo la shaaciyay inuu yahay Musiibo Caalami ah

Cudurka Corona oo la shaaciyay inuu yahay Musiibo Caalami ah

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqday in Caabuqa Corona uu yahay musiibo Caalami ah. WHO ayaa in muddo ah isha ku heysay dhaq-dhaqaaqa cudurkan, iasagoo hadda ku fiday inta badan dalalka caalamka. Guud ahaan tirada dadka Caalamka ugu geeriyooday Caabuqaasi waxay kor u dhaaftay 4,000 oo qof, iyadoo in ka […]

- Advertisement -

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqday in Caabuqa Corona uu yahay musiibo Caalami ah.

WHO ayaa in muddo ah isha ku heysay dhaq-dhaqaaqa cudurkan, iasagoo hadda ku fiday inta badan dalalka caalamka.

- Advertisement -

Guud ahaan tirada dadka Caalamka ugu geeriyooday Caabuqaasi waxay kor u dhaaftay 4,000 oo qof, iyadoo in ka badan 114,000 oo kalena laga helay Fayriska Caabuqaasi.

Shabakadda Wararka ee Worldmeter ee ururisa Kiisaska cusub ee Koronafayriska waxay sheegtay inuu caabuqaasi ku faafay in ka badan 115 Waddan.

Dalka Koonfurta Kuurya waxaa caabuqaasi laga helay 7,513 qof, Dalka Talyaaniga 9,172 qof, Iran 7,161 qof, Japan 530 qof, Faransiiska 1,412 qof, Maraykanka 729 qof iyo Britain oo Caabuqaasi laga helay 321 qof.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories