HomeWararSawirro:-Koonfur Galbeed oo soo Bandhigtay Nin doonayay inuu Is-qarxiyo

Sawirro:-Koonfur Galbeed oo soo Bandhigtay Nin doonayay inuu Is-qarxiyo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kusoo Bandhigay Nin ay sheegeen inuu doonayay inuu Is qarxiyo. Saraakiisha Ciidamada ayaa waxaa ay sheegeen Ninka lagu soo qabtay howlgal ay sameeyeen Ciidanka, iyadoo xiliga lasoo qabanayay uu watay Jaakada qaraxa, qori Ak47 iyo agabyo kale oo uu isticmaalayay. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kusoo Bandhigay Nin ay sheegeen inuu doonayay inuu Is qarxiyo.

Saraakiisha Ciidamada ayaa waxaa ay sheegeen Ninka lagu soo qabtay howlgal ay sameeyeen Ciidanka, iyadoo xiliga lasoo qabanayay uu watay Jaakada qaraxa, qori Ak47 iyo agabyo kale oo uu isticmaalayay.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidamada Booliska Baydhabo ee Koonfur Galbeed Muqtaar Ibraahim Dumbudow oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in Ninkaas uu doonayay inuu shacabka ku dhaqan Baydhabo isku qarxiyo, hayeeshee gacanta lagu dhigay.

Sidoo kale Taliye Dumbudow ayaa waxaa uu sheegay in ruux kale oo ka tirsan Al-shabaab uu isku soo dhiibay Ciidanka amniga Koonfur Galbeed, isla markaana in muddo ah uu la shaqeeynayay Al-shabaab.

Ninka isku soo dhiibay Ciidanka Booliska ayaa waxaa uu magaciisa ku sheegay Aadan Ibraahim, isagoo xusay inuu ka howlgeli jiray Jubbooyinka gaar ahaan aaga deegaanka Baar-sanguuni.

- Advertisement -

Ugu dambeyntii Taliyaha Ciidamada Booliska Baydhabo ee Koonfur Galbeed ayaa shacabka Magaalada ugu baaqay inay la shaqeeyan laamaha amniga, si looga hortego falalka amniga lid ku ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts