HomeWararCiidamo la wareegay Xarumo ku yaalla Caabudwaaq iyo sababta keentay

Ciidamo la wareegay Xarumo ku yaalla Caabudwaaq iyo sababta keentay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyso Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan halkaas  ay Maanta la  wareegeen Xarumo ku yaalla gudaha Magaaladaas. Ciidamada oo gaaraya Dhowr iyo todobaatan Askari ayaa la wareegay gacan ku heynta Xarunta Maxkamada Madaniga ee Magaalada Caabudwaaq iyo Saldhiga Booliiska, iyagoona weli […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyso Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan halkaas  ay Maanta la  wareegeen Xarumo ku yaalla gudaha Magaaladaas.

Ciidamada oo gaaraya Dhowr iyo todobaatan Askari ayaa la wareegay gacan ku heynta Xarunta Maxkamada Madaniga ee Magaalada Caabudwaaq iyo Saldhiga Booliiska, iyagoona weli ku sugan halkaas.

- Advertisement -

Sababta ay Ciidanka ka tirsan dowladda ula wareegeen Xarumaha ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay inay ka cabayaan Mushaar la’aan oo muddooyinkii dambe soo wajahday Ciidanka.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Ciidamadan ay kamid ah yihiin Boqolaal Askar oo la diiwaan-geliyay dhamaanka sanadkii tegay ee 2019, isla markaana sheegay in aysan helin bilii lasoo dhaafay wax Mushaar ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts