HomeCaalamkaMadaxweynihii hore ee dalka Masar oo Goordhow geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Masar oo Goordhow geeriyooday

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

War hada soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in Goordhaweyd uu geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaakar, kaasi oo ahaa Madaxweyne Dunida Caan ka ah. Maxamed Xusni Mubaakar ayaa muddooyinkii dambe ku xanuunsanayay Isbitaal ku yaalla Magaalada Qaariha, waxaana la tilmaamay in xaaladiisa Caafimaad ay aheyd mid aan u liidatay, iyadoona Xanuunkii […]

- Advertisement -

War hada soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in Goordhaweyd uu geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaakar, kaasi oo ahaa Madaxweyne Dunida Caan ka ah.

Maxamed Xusni Mubaakar ayaa muddooyinkii dambe ku xanuunsanayay Isbitaal ku yaalla Magaalada Qaariha, waxaana la tilmaamay in xaaladiisa Caafimaad ay aheyd mid aan u liidatay, iyadoona Xanuunkii haayay uu u geeriyooday.

- Advertisement -

Weli war rasmi ah kama soo bixin dowladda Masar oo ay ku shaacinayaan dhimashada Xusni Mubaakar, waxaana tacsi loo dirayaa Qoyska Marxuumka.

Allaha u naxariistee Maxamed Xusni Mubaakar ayaa dalka Masar waxaa uu xukumayay tan iyo sanadkii 1981 ilaa 20011, waxaana xilka Madaxtinimada Masar looga tuuray Kacdoon dadweyne

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories