HomeWararGuddoomiye Cumar Finish “Adeega Forex iyo Al-shabaab waa isku mid”

Guddoomiye Cumar Finish “Adeega Forex iyo Al-shabaab waa isku mid”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa waxaa uu markale ka hadlay Isticmaanka adeega sarifka online-ka ah ee loo yaqaano Forex oo mudooyinkii aad looga isticmaalayay Magaalada Muqdisho. Guddoomiye Cumar Finish oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in adeega Forex uu halis badan ku yahay Shacabka Soomaaliyeed ee maalgashtay, isla markaana uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa waxaa uu markale ka hadlay Isticmaanka adeega sarifka online-ka ah ee loo yaqaano Forex oo mudooyinkii aad looga isticmaalayay Magaalada Muqdisho.

Guddoomiye Cumar Finish oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in adeega Forex uu halis badan ku yahay Shacabka Soomaaliyeed ee maalgashtay, isla markaana uu lee yahay Khasaaro hantiyadeed.

- Advertisement -

Waxaa uu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir shacabka ugu baaqay inay ka fogaadan halista sarifka online-ka ah ee Forex, wuxuuna xusay in maamulka Gobolka uusan u dulqaadan doonin dhibaatooyinka adeegaas.

Isaga oo sii hadlaayay Guddoomiye Cumar Finish ayaa waxaa uu tilmaamay in Forex uu la mid yahay Al-shabaab, isla markaan maamulka Gobolka waajib uu ka saran yahay in markasto uu ka hadlo arrimaha la xariira sarifka online-ka ee Forex waa sida uu hadalka u dhigay.

Si kastaba Wareegto kasoo baxday Xafiiska Duqa Muqdisho ayaa dhawaan lagu mamnuucay bixinta ama diiwaan-gelinta ruqsada shirkadaha ka ganacsada sarifka online-ka ee Forex, waxaana Wareegtadaas lagu xusay Go’aan laga gaari doono shirkadihii horey loo siiyay ruqsada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts