HomeWararAkhriso:-Bankiga dhexe ee Soomaaliya oo shacabka uga digay Forex

Akhriso:-Bankiga dhexe ee Soomaaliya oo shacabka uga digay Forex

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa soo saaray Digniin ku socota shacabka Soomaaliyeed, taasi oo ku aadan in shacabka ay maalgashtan Shirkadaha shaqeeya sarifka online-ka ah ee loo yaqaano Forex. Qoraal kasoo baxay Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Bankiga dhexe uu rumeysan yahay in Ganacsiga sarifka online-ka uu Khasaaron badan u soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa soo saaray Digniin ku socota shacabka Soomaaliyeed, taasi oo ku aadan in shacabka ay maalgashtan Shirkadaha shaqeeya sarifka online-ka ah ee loo yaqaano Forex.

Qoraal kasoo baxay Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Bankiga dhexe uu rumeysan yahay in Ganacsiga sarifka online-ka uu Khasaaron badan u soo jeedio karo dad shacabka ah ee maalgashada.

- Advertisement -

Sidoo kale qoraalka Bankiga dhexe ayaa waxaa lagu sheegay in aysan jirin Shirkad ruqsad ama ogolaansho ka heysata Bankiga dhexe ee Soomaaliya oo ka ganacsada sarifka online-ka ee Forex.

Qoraalkaan kasoo baxay Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa waxaa uu kusoo aadayaa, iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegaya in dad ku sugan Muqdisho oo lacago dhigtay Forex ay Khasaaro hantiyadeed soo gaartay.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Bankiga dhexe.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts