HomeWararAl-shabaab oo War kasoo saartay dilkii C/raxmaan Geesdiir

Al-shabaab oo War kasoo saartay dilkii C/raxmaan Geesdiir

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Rag ku hubeysnaa Bastoolado ayaa xalay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ay ku dileen mid kamid ah Nabadoonada Gobolka Mudug. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Nuur Geesdiir, waxaana goobta uu falka ka dhacay ka baxsaday ragii toogtay  Geesdiir, waxaana durbo halkaas gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Gaalkacyo. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Rag ku hubeysnaa Bastoolado ayaa xalay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ay ku dileen mid kamid ah Nabadoonada Gobolka Mudug.

Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Nuur Geesdiir, waxaana goobta uu falka ka dhacay ka baxsaday ragii toogtay  Geesdiir, waxaana durbo halkaas gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Gaalkacyo.

- Advertisement -

Al-shabaab ayaa sheegatay Mas’uuliyada weerarkii lagu dilay C/raxmaan Geesdiir, iyagoona sheegay in Marxuumka uu ahaa Guddoomiye ku-xigeenka xaafadda Garsoor, isla markaana wada shaqeyn dhow uu lalahaa Saraakiisha Ciidamada PS-ta Maamulka Puntland.

Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay laamaha amniga Puntland oo ay uga hadlayaan dilkii xalay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo loo geystay Guddoomiye ku-xigeenka xaafadda Garsoor.

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa mararka qaarkood ka dhaca dilal qorsheysan iyo weeraro, waxaana falalkaas mas’uuliyadooda inta badan sheegta dagaalamayaasha Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts