HomeWararDowladda Somalia oo ka hadashay dilka Wariye Cabdiweli Online

Dowladda Somalia oo ka hadashay dilka Wariye Cabdiweli Online

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa cambaareeyay Dilka xalay loo Wariye Cabdiwali Cali Online oo ka tirsanaa Universal Tv. Wariyaha ayaa kooxo ku hubeysnaa Bastoolado waxaa ay ku dileen gudaha Degmada Afgooye kuwaas oo ay ku raad joogaan Hay’adaha amnmaanka. Wasiir Maareeye ayaa tacsi u diray qoyskii, Ehelkii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa cambaareeyay Dilka xalay loo Wariye Cabdiwali Cali Online oo ka tirsanaa Universal Tv.

Wariyaha ayaa kooxo ku hubeysnaa Bastoolado waxaa ay ku dileen gudaha Degmada Afgooye kuwaas oo ay ku raad joogaan Hay’adaha amnmaanka.

- Advertisement -

Wasiir Maareeye ayaa tacsi u diray qoyskii, Ehelkii iyo bahda Universal TV ee uu ka geeriyooday Marxuum Cabdiwali Cali Online , Sidoo kale ayaa Wasiirka ayaa sheegay in xooga saari doonaan sidii lagu soo heli lahaa ragii ka dambeeyay dilka u geystay Wariye Cabdiwali Cali Online.

Weli ma jirto cid sheegatay Mas’uuliyada weerarka lagu dilay Wariye Cabdiweli Cali, waana Wariyihii ugu horeeyay ee sanadkaan 2020 lagu dilo gudaha dalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts