HomeWararDEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Magaalada Dhuusa-Mareeb

DEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Magaalada Dhuusa-Mareeb

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka Idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso magaalada Dhuusa-nareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa sheegaya in bartamaha magaalada uu gordhow ka dhacay qarax. Qaraxaan ayaa jugtiisa laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah magaalada waxaana ka dhashay khasaaro,qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa miino ku aasneed goob Qaadka lagu iibiyo oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso magaalada Dhuusa-nareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa sheegaya in bartamaha magaalada uu gordhow ka dhacay qarax.

Qaraxaan ayaa jugtiisa laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah magaalada waxaana ka dhashay khasaaro,qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa miino ku aasneed goob Qaadka lagu iibiyo oo ku taalla bartamaha magaalada Dhuusamareeb.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in ay arkayeen dhaawaca ku dhawaad 3-ruux oo qaraxaas wax ku noqday oo midkood la sheegay in uu dhaawac culus soo gaaray,Ciidamada ammaanka oo markiiba goobta tegay aya kala ceyriyay dadka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts