HomeCaalamkaMorocco oo si adeg uga hortimid qorshaha Trump ee Bariga dhexe

Morocco oo si adeg uga hortimid qorshaha Trump ee Bariga dhexe

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Baarlamaanka boqortooyada Morocco ayaa xaqiijiyay in dhismaha dowlad madaxbanaan oo caasimadeedu tahay Qudus ay xaq u leeyihiin dadka reer Falastiin maadaama aysan mugdi jirin in israa’iil ay haysato dhul aysan lahayn oo ay xoog ku qabsatay. Baarlamaanka Moroco ayaa soo saaray bayaan ay arrintaas kaga hadleen kaas oo ay ku sheegeen “Dhisitaanka dawlad madax banaan […]

- Advertisement -

Baarlamaanka boqortooyada Morocco ayaa xaqiijiyay in dhismaha dowlad madaxbanaan oo caasimadeedu tahay Qudus ay xaq u leeyihiin dadka reer Falastiin maadaama aysan mugdi jirin in israa’iil ay haysato dhul aysan lahayn oo ay xoog ku qabsatay.

Baarlamaanka Moroco ayaa soo saaray bayaan ay arrintaas kaga hadleen kaas oo ay ku sheegeen “Dhisitaanka dawlad madax banaan oo caasimadeeduna tahay Qudus waa xuquuq u gaar ah oo aan cid kale lasiin karin Falastiiniyiinta” ayaa lagu cadeeyey bayaanka.

- Advertisement -

Qorshaha Qarniga ee nabada bariga dhexe oo ahaa mid uusoo bandhigay Madaxweynaha maraykanka ayay baarlamaanka Moroco ku tilmaameen inuu yahay qorshe colaad abuuraya oo aan arrimaha nabadda bariga dhexe u wanaagsanayn.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Moroco Xabiib Al-maalik ayaa tilmaamay in baarlamaanka Moroco ay si adag u diidan yihiin in la fara geliyo ama la qaato dhulka falastiin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories