HomeCaalamkaDowlad Cafisay lacag ay ku laheyd Jaaliyadaha dalal ay ku jirto Somalia

Dowlad Cafisay lacag ay ku laheyd Jaaliyadaha dalal ay ku jirto Somalia

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Jaaliyadaha shan dal  ayaa dalka Sucuudiga  waxaa uu ka cafiyay lacagtii  looga qaadi jiray dal ku galka ama fisah dal ku jagalka  kadib markii ay bixiin waayen  iyadoo loo qabtay  muddo 90 cisho ah in ay uga baxaan dalka oo ka bilaabanaysa bisha February. Shanta dowladdood ee jaaliyadoodan laga cafiyay daymaha ayaa waxaa ka mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jaaliyadaha shan dal  ayaa dalka Sucuudiga  waxaa uu ka cafiyay lacagtii  looga qaadi jiray dal ku galka ama fisah dal ku jagalka  kadib markii ay bixiin waayen  iyadoo loo qabtay  muddo 90 cisho ah in ay uga baxaan dalka oo ka bilaabanaysa bisha February.

Shanta dowladdood ee jaaliyadoodan laga cafiyay daymaha ayaa waxaa ka mid ah Somaaliya,Itoobiya, Ereteriya ,Naajeeriya iyo Jaad iyadoo qunsuliyadaha guud ee wadamadaasi u fadhiyay magaalada jiddah ay si wada jir ah ay kulan ulaa qaateen  madaxa xarunta shimees ee maamulka ajaanibka usaama abu milxa iyo madaxa.

- Advertisement -

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka sacuudiga u qaabilsan xarunata shimess al sayid khaliil bin axmed iyo masuuliyiin  kale oo ka tirsan xaruntaasi ayaa islaa  gorfeeyeen intii uu socday

Sida loogu baahan yahay in looga faa’iideysto cafiska lacagaha  ee ay ku yaboohaday dowladda Sucuudiga.

Masuuliyiinta maamulka xarunta shimees ayaa sheegay in ay ahmiyada balaaran ugu jirto dhamaan jaaliyadaha dalalka laga cafiyay lacagta loona baahan yahay in loo fududeyo safarka dadka dib ugu labanaya  dalalkooda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts