HomeWararSawirro:-Kulan looga hadlayay Sharciga doorashooyinka oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Sawirro:-Kulan looga hadlayay Sharciga doorashooyinka oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga Ku-meel gaarka ah ee Ka Baaraandeggidda Hindise -Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Aqalka Sare -BFS ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyagoo ka dhageystay talooyinkooda ku aadan Hinidise-sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka. Maalmihii lasoo dhaafay waxaa magalada Muqdisho ka socday kulamo guddiga KMG ee diyaarinta sharciga doorashooyinka ee golaha aqalka sare […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Ku-meel gaarka ah ee Ka Baaraandeggidda Hindise -Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Aqalka Sare -BFS ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyagoo ka dhageystay talooyinkooda ku aadan Hinidise-sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa magalada Muqdisho ka socday kulamo guddiga KMG ee diyaarinta sharciga doorashooyinka ee golaha aqalka sare ay la lahaayeen qeybaha kala duwan ee bulshada kuwaas oo ka dhageysanaya aragtidooda ku aaddan nooca doorasho eek a dhici karta dalka 2020/2021.

- Advertisement -

Dhinaca kalana guddiga ayaa la filayaa in golaha aqalka sare ay horgeeyaan dhammaan talooyinkii ay kasoo uruuriyeen bulshada si loosii amba qaado doodad Hindese-sharciyeedkaan oo horay ay usoo meelmariyeen xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts