HomeWararFaah faahin:-Qarax lala eegtay shaqaalaha Turkiga ee dhismaha Jidka Afgooye

Faah faahin:-Qarax lala eegtay shaqaalaha Turkiga ee dhismaha Jidka Afgooye

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa sheegayaan in gudaha Degmadaas uu ka dhacay Qarax xoogan. Qaraxaas ayaa waxaa la sheegayaa inuu ahaa mid Ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga buuxiyay waxyaabaha Qarax, isla markaana waxaa uu sigaar uga dhacay Bar koontarool oo ku taalla Degmada Afgooye. Dadka deegaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa sheegayaan in gudaha Degmadaas uu ka dhacay Qarax xoogan.

Qaraxaas ayaa waxaa la sheegayaa inuu ahaa mid Ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga buuxiyay waxyaabaha Qarax, isla markaana waxaa uu sigaar uga dhacay Bar koontarool oo ku taalla Degmada Afgooye.

- Advertisement -

Dadka deegaanka oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa u sheegeen in jugta qaraxa siweyn looga maqlay inta badan xaafadaha Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in qaraxaas lala eegtay Shaqaale Turki oo Dhisayay wadada isku xirta Afgooye iyo Magaalada Muqdisho, isla markaana waxaa Khasaaro uu ka gaaray Shaqaalaha Turkiga iyo Ciidamo ka tirsan Booliska Haramcad.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts