HomeWararFaah faahin:-Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Faah faahin:-Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax khasaaro geystay oo Duhurnimadii Maanta ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho. Qaraxas oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa waxaa la sheegay in lala eegtay Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan dowladda xili ay marayeen deegaanka Ceelasha Biyaha, isl markaana waxaa ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax khasaaro geystay oo Duhurnimadii Maanta ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho.

Qaraxas oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa waxaa la sheegay in lala eegtay Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan dowladda xili ay marayeen deegaanka Ceelasha Biyaha, isl markaana waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

- Advertisement -

Ugu yaraan Saddex Askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda ayaa ku geeriyooday qaraxaas, halka laba kalena dhaawac uu soo gaaray sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah oo halkaas ku sugnaa.

Al-shabaab oo ka hadlay qaraxaas ka dhacay duleedka Muqdisho ayaa waxaa sheegeen in qaraxa ay la eegteen askar ka tirsan dowladda oo gelbinayay Saraakiil Turki ah oo ka shaqeynayay dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

Sidoo kale Al-shabaab ayaa sheegtay in qaraxa ay ku dhaawaceen sarkaal katirsan dowladda Turkiga oo qeyb ka ahaa kolonyada qaraxa lala eegtay.

- Advertisement -

Qaraxyo kala duwan ayaa dhowr jeer ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo inta badan lala eegtay Kolonyo ay la socdeen Ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts