HomeWararDuqa Muqdisho oo Magacaabis sameeyay (Wareegto)

Duqa Muqdisho oo Magacaabis sameeyay (Wareegto)

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Fillish) ayaa Guddoomiye Waaxeedyo cusub u magacaabay deegaanka Garasbaaley, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa Guddoomiye Waaxeedyada cusub ee la magacaabay ayaa waxa ay kala yihiin Maxamuud Sahal Faarax Guddoomiyaha Waaxda Shumac, C/laahi Maxamuud Hilowle Guddoomiyaha Waaxda Tabeellaha Sh. Ibraahim, Maxamed Axmed Weydow Guddoomiyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Fillish) ayaa Guddoomiye Waaxeedyo cusub u magacaabay deegaanka Garasbaaley, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa

Guddoomiye Waaxeedyada cusub ee la magacaabay ayaa waxa ay kala yihiin Maxamuud Sahal Faarax Guddoomiyaha Waaxda Shumac, C/laahi Maxamuud Hilowle Guddoomiyaha Waaxda Tabeellaha Sh. Ibraahim, Maxamed Axmed Weydow Guddoomiyaha Waaxda Weydow, Salaad Abuukar Cumar Guddoomiyaha Waaxda Geeddi Firdhiye, Cabdi Xayle Foodey Guddoomiyaha Waaxda Baariyow iyo Shukri Ibraahim Ismaaciil Guddoomiyaha Waaxda Foorilow.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista. 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts