HomeWararKulanka Golaha Shacabka oo Goordhow furmay

Kulanka Golaha Shacabka oo Goordhow furmay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa Goordhow waxaa ka furmay kulankoodii caadiga ahaa ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa Shir Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo ku-xigeenadiisa iyo inta badan Xildhibaanada Golaha Shacabka. Ajendaha kulanka Baarlamaanka ayaa waxaa uu yahay U codeynta Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgashiga Darafyada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa Goordhow waxaa ka furmay kulankoodii caadiga ahaa ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa Shir Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo ku-xigeenadiisa iyo inta badan Xildhibaanada Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Ajendaha kulanka Baarlamaanka ayaa waxaa uu yahay U codeynta Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgashiga Darafyada badan iyo Akhrinta 3aad ee wax ka badelka Sharciga Duulista Rayidka ee Hawada.

Sidoo kale Xarunta Villa Hargeysa ayaa waxaa ku sugan Mas’uuliyiin ka socota hay’adda Duulista Rayidka ee Hawada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts