HomeWararDowladda oo sheegtay in ay dishay xubno ka tirsan Alshabaab kadib howlgal...

Dowladda oo sheegtay in ay dishay xubno ka tirsan Alshabaab kadib howlgal ka dhacay Sh/hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guutada 16aad ee kumaandooska Soomaaliya ayaa hawgal ballaaran oo ay kasameeyeen deegaanka Baloow Eylo ee gobalka Shabeellada Hoose waxa ay ku dileendagaalyahano ka tirsan Alshabaab oo qaraxyo ku diyaarinayay gaadiid ay doonayeen in weeraro ku fuliyaan. Taliyaha guudata 16aad, Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa sheegay in sidoo kale duqeyn lagu gubay gaadiidkii Alshabaab ay doonayeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guutada 16aad ee kumaandooska Soomaaliya ayaa hawgal ballaaran oo ay kasameeyeen deegaanka Baloow Eylo ee gobalka Shabeellada Hoose waxa ay ku dileendagaalyahano ka tirsan Alshabaab oo qaraxyo ku diyaarinayay gaadiid ay doonayeen in weeraro ku fuliyaan.

Taliyaha guudata 16aad, Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa sheegay in sidoo kale duqeyn lagu gubay gaadiidkii Alshabaab ay doonayeen inay ku halaagaan shacabka Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay lagana dilay in ka badan 30 dagaalame.

- Advertisement -

Maalma ka hor ayaa guudata 16aad waxa ay Alshabaab kala wareegtay todoba tuulo oo ka tirsan Shabeellada Hoose, iyada oo Taliye Ismaaciil uu ballan qaaday inay sii soconayaan howl-gallada inta laga soo afjarayo Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts