HomeWararWasaaradda Maaliyadda Somalia oo Shir muhiim ah ku qabatay Muqdisho

Wasaaradda Maaliyadda Somalia oo Shir muhiim ah ku qabatay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Munaasabad lagu shaacinayey Sharciga dakhliga iyo dhiirrigalinta canshuur bixiyaha ayaa manta lagu qabtay Magaalada Muqdisho, waxaa munaasabadda soo qaban-qaabisay wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya. Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qeybgalay Masuuliyiin kala duwan sida xubna kasocday rugta gabacsiga,hoggaanka ilaalinta canshuuraha,agaasimayaasha guud ee wasaaradaha,maamulka gobolka,xubna kasocday maamul-goboleedyada iyo masuuliyiinta wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya. Agaasimaha barriga canshuuraha ee wasaaradda maaliyadda Muxuyadiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Munaasabad lagu shaacinayey Sharciga dakhliga iyo dhiirrigalinta canshuur bixiyaha ayaa manta lagu qabtay Magaalada Muqdisho, waxaa munaasabadda soo qaban-qaabisay wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.

Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qeybgalay Masuuliyiin kala duwan sida xubna kasocday rugta gabacsiga,hoggaanka ilaalinta canshuuraha,agaasimayaasha guud ee wasaaradaha,maamulka gobolka,xubna kasocday maamul-goboleedyada iyo masuuliyiinta wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.

- Advertisement -

Agaasimaha barriga canshuuraha ee wasaaradda maaliyadda Muxuyadiin Xasan Jurus ayaa sheegay in shirka maanta ay qabatay wasaaradda Maaliyaddu yahay mid muhiim ah.

Ku simaha guddoomiyaha rugta ganacsiga ahna guddoomiye xigeenka rugta ganacsiga Soomaaliyeed Cabdiraxmaan Galaambi ayaa sheegay in ganacsatadu door weyn ka qaateen dib u dhiska iyo hormarka dalka.

Guddoomiye xigeenka dhinaca maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir Ibraahim Dheere ayaa tilmaamay in muwaadinka bixinaya casnhuurta uu xaq u leeyahay in loogu adeego,wuxuuna u mahadceliyey rugta ganacsiga isagoo sidoo kalena bogaadiyey howlaha hormarka iyo kobcinta dhaqaalaha ah ee wasaaradda Maaliyaddu hormuudka u tahay.

- Advertisement -

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Cali ( Qaloocoow ) ayaa sheegay in wasaaradda Maaliyaddu ay dhabarka u xiratay kor u qaadista dhaqaalaha dalka oo uu sheegay inay tahay muhiim in qof walba uu ka qeyb qaato.

Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa waxaa maalmihii dambe ay wadday kulamo iyo wadatashiyo lagu jihaynayo nidaamka canshuuraha dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts