HomeWararWararkii ugu dambeeyay Xaaladda Magaalada Dhuusa-Mareeb, kadib Israsaaseyntii Caawa

Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda Magaalada Dhuusa-Mareeb, kadib Israsaaseyntii Caawa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Inta la ogyahay Sadax qof oo labo ka mid ah ay yihiin askar  qof Dumara ah ayaa Ku dhaawacmay Israsaaseyn caawa Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug Ku dhex martay Ciidamo ka tirsan Dowladda iyo Kuwo taabacsan Madaxda Ahlu-sunna oo Ku sugnaa Xartunta inji oo hooy u ah hoggaanka Ahlu-sunna Waljamaaca. Rasaasta ayaa ka bilaabatey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Inta la ogyahay Sadax qof oo labo ka mid ah ay yihiin askar  qof Dumara ah ayaa Ku dhaawacmay Israsaaseyn caawa Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug Ku dhex martay Ciidamo ka tirsan Dowladda iyo Kuwo taabacsan Madaxda Ahlu-sunna oo Ku sugnaa Xartunta inji oo hooy u ah hoggaanka Ahlu-sunna Waljamaaca.

Rasaasta ayaa ka bilaabatey sida wararku ay sheegayaan iskudhaca ciidamo Laamiga marayay iyo ilaalada xarunta taasi oo markii dambena sababtey in laamiga u xirmo , Raysulwasaare kheyre ayaa halkii falku ka dhacey u diray xubno saraakiil ah oo haatan qiimeynaya Sababta iskudhaca keentay iyo cidda leh masuuliyadda.

- Advertisement -

Xaaladda goobta ay wax Ka dhaceen ayaa degan in kasta oo ay dadku aad u hadal hayaan Israsaaseyntii caawa Ka dhacday magaalada Dhuusa-mareen.

Arrintaan ayaa ku soo beegantay iyada oo Reysul-Wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya uu caawa ku hoyana magaalada Dhuusa-mareeb kadib markii caawa fiidkii uu gaaray halkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts