HomeWararIsrasaaseyn Caawa ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb

Israsaaseyn Caawa ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka Caawa aan ka heleyno Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas Israsaaseyn ay ka dhacayso. Israsaaseynta ayaa dhexmaraysa sida wararku ay sheegayaan ciidamada dowladda iyo Ilaalada guddomiyaha golaha Ahlu-sunna Waljamaaca iyada oo la maqlayo dhawaqa rasaas culus oo ay labada dhinac is waydaarsanayaan. Dhinaca kalana dadka magaalada ayaa bilaabay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Caawa aan ka heleyno Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas Israsaaseyn ay ka dhacayso.

Israsaaseynta ayaa dhexmaraysa sida wararku ay sheegayaan ciidamada dowladda iyo Ilaalada guddomiyaha golaha Ahlu-sunna Waljamaaca iyada oo la maqlayo dhawaqa rasaas culus oo ay labada dhinac is waydaarsanayaan.

- Advertisement -

Dhinaca kalana dadka magaalada ayaa bilaabay in ay guryahooda ku kala cararaan iyaga oo xiray goobahooda ganacsiga iyo maqaaxiyadihii lagu shaaxayay,si aynay u saamayn rasaasta dhinacyadu Isku adeegsanayaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts