HomeWararShirkii Maaliyada dalka oo lasoo Gaba-gabeeyay iyo Qodobo laga soo saaray

Shirkii Maaliyada dalka oo lasoo Gaba-gabeeyay iyo Qodobo laga soo saaray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa la soo gaba-gabeeyay shirkii wasiirada maaliyadda dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah oo Maanta Kismaayo uga socday iyadoo wasiiradu ku heshiiyeen sii xoojinta dib-u-habaynta nidaamka maaliyadda iyo kobcinta dhaqaalaha dalka. Shirkan ayaa waxaa si rasmi ah u furay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, isla markaana waxaa ka qeyb galay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa la soo gaba-gabeeyay shirkii wasiirada maaliyadda dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah oo Maanta Kismaayo uga socday iyadoo wasiiradu ku heshiiyeen sii xoojinta dib-u-habaynta nidaamka maaliyadda iyo kobcinta dhaqaalaha dalka.

Shirkan ayaa waxaa si rasmi ah u furay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, isla markaana waxaa ka qeyb galay Wasiir C/raxmaan Ducaale Beyle iyo Wasiirada maamu Goboleedyada dalka ka jira.

- Advertisement -

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa raja wanaagsan ka muujiyay in dalka Somalia laga cafiyo daynta uu aduunku ku leeyahay si ay usoo noqoto sharaftii iyo hufnaantii hanaanka maaliyada dalka taas oo ah wax mudo ay sugayeen shacabka soomaaliyeed.

Shirka u dhexeeyay Wasiirka Maaliyada Xukuumada Soomaaliya iyo Wasiirada maamu Goboleedyada dalka ka jira ayaa waxaa laga soo saaray qodobo ay isku raaceen Madaxda.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeed laga soo saaray Shirka.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts