HomeWararWeerar dad lagu dilay oo ka dhacay Gaarisa iyo Al-shabaab oo War...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay Gaarisa iyo Al-shabaab oo War kasoo saartay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Khasaaro geystay oo saacadihii la soo dhaacay ka dhacay deegaan ka tirsan Magaalada Gaariga ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Rag hubeysan ayaa weerarkan ku qaaday dad la sheegay inay Kenyan ahaayeen, kuwaasi oo ku sugnaa deegaan lagu magacaabo Harbuul oo qiyaastii 53 KM ujira Magaalada Gaariga, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Khasaaro geystay oo saacadihii la soo dhaacay ka dhacay deegaan ka tirsan Magaalada Gaariga ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.

Rag hubeysan ayaa weerarkan ku qaaday dad la sheegay inay Kenyan ahaayeen, kuwaasi oo ku sugnaa deegaan lagu magacaabo Harbuul oo qiyaastii 53 KM ujira Magaalada Gaariga, waxaana halkaas ka baxsaday ragii ka dambeeyay falka.

- Advertisement -

War qoaal ah oo lagu daabacay baraha Internet-ka ay ku leeyihiin Al-shabaab ayaa waxaa ay ku sheegteen mas’uuliyada weerarkaas, iyagoona sheegay inay dileen 9 ruux oo Kenyan ah.

Sidoo kale Al-shabaab ayaa dadka ay weerarka ku dileen waxaa ay ku tilmaameen inay ahaayeen Kirishtan, isla markaana ay kamid ahaayeen shaqaalada dowladda Kenya.

Dhinaca kale weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dowladda Kenya oo ay uga hadlayaan wararka sheegaya in 9 ruux looga dilay weerar ka dhacay Magaalada Gaariga.

- Advertisement -

Si kastaba Al-shabaab ayaa dhawaan weerar ka dhacay deegaanka Kutulo oo hoostaga degmada Wajeer ku dishay Saraakiil ka tirsan Kenya, kuwaasi oo socdaal ku marayay halkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts